Shirkada Safari Travel oo wada Dadaal ay rabto kenya Airways inay isbuci tagto Jigjiga laba mar
Shirkada Safari Travel ayaa waxa ay wadaa dadaal ay rabto in ay kenya Airways ay ku timado isbucii laba maalmood magalada Jigjiga oo ah Casimada Dowlada Degaanka Somalida…
Maxaa kukalifay Rageena soomaaliyeed qaarkood in aysan caawin Xaasaskooda: Ma ceeb-baa? Ma islawayni baa? Madoqonimaa? Ma aqoon la aan baa?
As-salamu calaykum waraxmatullahi Wabarakatuh, waxaa mahad dhamanteed iska leh allaah subxaanahu watacaala, naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato: nabigeena Muxamed salalahu calayhi wasalam. Allah ayaan waydiisanaynaa in…
Madaxweyne Obama oo ku faanay Hawl Galkii Ciidamadiisu fuliyeen
Madaxweynaha Dawladda Maraykanka Obbaama oo jeedinayay Khudbaddiisii Sanadlaha ahayd laguna Magacaabo Union State ayaa soo hadal qaaday Hawl gal dhawaan Ciidamada Kamaandooska Maraykanku ay ka fuliyeen gudah dalka…
Hon. Yussuf Hassannuur Abdi (Indagamin)’s Visit to Ohio
Hon. Yussuf Hassan visited Ohio last week where he met different Somali groups. He held an official meting for Somali Community where he described his talent as a…
Troubled Ethiopia-Somalia history haunts Horn of Africa 29 Dec 2011
NAIROI��(Reuters) – Five hundred years ago, an Imam who ruled much of what is now Somalia, led a daring invasion of Christian Ethiopia, looting monasteries, burning down churches…
Qabridahare: Jaamacad Geel Lagu Dhisayo iyo Qurba-joog Dhagax Dhigtay
Qabridahare, February 22, 2012 [bulaale news] – Qaar ka mid ah Qurba-joog u dhalatay gabolka…
Wax Soo saar Suuq La iyo Abaar la Saadaalinayo
Jijiga, Feb 22, 20012 [bulaalenews] – Gobalada Degaanka Somalida Ethiopia ee ay maraan wabiyadu ayuu…
Sheekh Shariif, Shariif Xasan iyo C/wali Gaas oo la sheegay in ay Shirka London ka Filayaan in mar kale ay ka soo Muuqdaan Siyaasadda Soomaaliya.
Iyadoo maalinta beri ah lagu wado in London uu ka furmo shir ay qabanqaabineyso Dowladda…
Ciidamada DKMG iyo kuwa Itoobiya oo dagaal la’aan ku qabsaday Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay
— Goobjoogayaal ku sugan degmada Baydhabo ayaa u xaqiijiyay bulaalenews in ciidamada DKMG ah iyo…
shirka looga hadlaayo arimaha soomaaliya 23/02/2012 iyo natiijada kasoo baxaysa halkan ka daalaco.
bulaale news: waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qoraal ay heshay bulaale news kaas oo ah…
BISHAARO:Qorahay University oo la dhagaxdhigey
bulaale news: Waftigii jaaliyadaha Qoraxay ayaa illaahay mahaddii usuuro gashey iney Dhagaxdhigaan Qorahay University oo…





