Qoraalo badan oo ku soo dhacaya warsidaha Bulaale News ayay Jaaliyadaha kala duwan ee aduunka sida Maraykan Canada Yurub Africa carabaha Australia ilaa china waxa ay cabasho ka muujiyeen qaabiladi uu ma Jaaliyada oo qoraalo aad u badan soo gaadhsiisay bulaale News ayaa waxa ay isu diyaarinayaan inay la xidhiidhaan safaradaha Ethiopia ee ka furan dalalka ay ku nool yihiin waxyaalaha ay Jaaliyaduhu aad igu cabanayaan ayaa ah in ay Dowlada dhexe joojiso Dadka colka la ah Jiritaanka ama in ay nolol helaan iyo nabad ee inta ay yimaadaan addis ababa iyaga oo Dacwad ka dhan ah wada Dowlada Degaanka Somalida Ethiopia hadana Dib ugu labanaya Meelihi ay ka yimaadeen Jaaliyada Degaanka Somalida Ethiopia ayaa waxa ay tahay Jaaliyada Ugu balaadhan aduunka dacaladiisa sida North America Yurub iyo africada kale waxaana ka go an inay ka shaqeyso horumarka iyo nabada Degaankoda waxa ayna qoraaladooda Ku muujiyeen inuu dhamaaday waqtigii intii lagu been abuurto ama lagu shaabadayn jiray waa Al ihaad waa shifto Onlf ah waa Jaajuus Dowlada ayuu ka soo Horjeeda inay dhamaatay Jaliyadun ay nin walba la xisaabtamayso ama Madaxweyne ha ahaado ama resalwasaare ha ahaado jaliyada waxaa ka go an inay wada walba oo ay u aragto dulmi ama in lagu dhibaatayn inaayna u dulqaadan doonin waqtigii waxwalba lagudul samayn jirayna uu dhamaaday
wararka Jaaliyadaha Dowlada degaanka Somalida
bulaale News