Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka, waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono dhaqannada cusub ee ay soo kordhiyeen qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed. Barasho wanaagsan Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka waa qeyb ka mid ah taageerayaasha koox ka mid ah kuwa ku hardamaya waddanka Soomaaliya, waxaana ay sheegtaan inay iyagu afka ka jihaadayaan. Mujaahidiinta fadhi ku-dirirka waxa ay [...]
December 18, 2011 / No Comment / Read More

tan iyo markii ay burburtay jamhuuriyadii soomaaliyeed ee uu gadhwadeenka ka ahaa naxariistii jano ala hageeyee maxamad siyaad bare dadka iyo dalka soomaaliyeed waxay la daalo dhacayeen colaad, abaaro iyo dagaalo aan dhamaad lahayn ujeedo muuqatana aan lahayn, waxay dadka soomaaliyeed soo mareen marxalado kala duwan oo marwalba ay hogaaminayeen kooxo ama ururo leh magacyo [...]
Continue reading …

Maamulka Bulaalenews iyo Shaqaalihiisuba waxay Hambalyo iyo bogaadin ku aadan maalinta ciidda ah u dirayaan walaalahood Soomaalida ah ee ku nool dunida dacaladeeda. waxay salaan Khaas ah u dirayaan walaalahooda Dowlada degaanka Somalida Waxaan Ilaahay idiinkaga baryaynaa inuu Ciiddan teeda kale idinku gaarsiiyo Barwaaqo iyo Caafimaad. Ilaahayna waxaan ka baryaynaa inuu badbaadiyo maatada Soomaalida ah [...]
Continue reading …

Soomaalida Deggen Magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar oo u Mahad-celiyey Dowladda Turkiga (SAWIRRO) Sabti, Oktoobar 01, 2011 Waxa gallinkii dambe ee maalintii Khamiista ahayd lagu qabtay xaflad si qurux badan loosoo agaasimay safaarada Turkiga ay ku leeyihiin magaalada Dooxaa ee xarunta dalka Qatar. Xafladan ayaa ku saabsanayd u mahadcelin ku aadan sidii naxariista ku [...]
Continue reading …

If Egypt and Sudan join the Nile water partnership, the decisions the basin makes will be difficult, and will require new relationships among those who feed Lake Nasser and those who take from it. In the beginning, Egypt was the Nile. That could now change, as Egypt, Sudan and the countries that supply the Nile’s [...]
Continue reading …

More than $1.26 million flowed into Rachel Beckwith’s campaign for clean water after her death from injuries in a car crash on Interstate 90 in July. By Jeff Hodson Seattle Times staff reporter An estimated 55,000 Ethiopians will gain access to clean water and 167,000 will have better sanitation, thanks to money raised on behalf [...]
Continue reading …

By Tesfa-Alem Tekle September 30, 2011 (ADDIS ABABA) – Some 25,000 people have arrived in Ethiopia over the last three weeks to escape fighting between the Sudanese army and rebels in Blue Nile state, the UN refugee agency (UNHCR) said on Tuesday. “Since 3 September, when the influx into Ethiopia started, an estimated 25,000 refugees [...]
Continue reading …

Another person has been caught at one of the region’s airports after having swallowed dozens of heroin pellets in a drug-smuggling attempt, according to court records.A 61-year-old Nigerian woman was arrested after she flew into Washington Dulles International Airport from Addis Ababa, Ethiopia, last week. A criminal complaint filed in federal court in Alexandria says [...]
Continue reading …