C/llaahi Ciilmooge oo ka soo muuqday saaxada warfaafinta ayaa sheegay in isaga iyo Axmed Madoobe maamul u dhisayaan Jubbooyinka. Ciilmooge ayaa wareeysiga ku bilaabay hadalo macquul la oran karo kase daray soona banaan bixiyay wajagiisa dhabta ah. Wuxuu sheegay in Prof Gaandi yahay nin qiimo mudan ka hor inta uusan laad ku dhufan dadaalka uu [...]
Huga ama mariinka laxirtaa wuxuu leeyahay xurmo gaara ilaahayna xigmad ayuu u soo dejiyay, waxaa loo goostaa sababo badan oo ay kamid yihiin inuu qurux iyo qiimo muuqaalba kuu yeelo, inuu cowradaada asturo, inuu jirkaaga ka xifdiyo waxyeelada cimilada iyo deegaanka, iyo inlagu cibaadaysto oo ah sababta ugu weyn oo quraanku ku tilmaamay xigmadda mariinka [...]
Continue reading …Qoraalo badan oo ku soo dhacaya warsidaha Bulaale News ayay Jaaliyadaha kala duwan ee aduunka sida Maraykan Canada Yurub Africa carabaha Australia ilaa china waxa ay cabasho ka muujiyeen qaabiladi uu ma Jaaliyada oo qoraalo aad u badan soo gaadhsiisay bulaale News ayaa waxa ay isu diyaarinayaan inay la xidhiidhaan safaradaha Ethiopia ee ka furan [...]
Continue reading …Inta aynan u gudo gelin,ka hadalka mowduuceena maanta oo ku saabsan isutagga labada is qabta oo si xalaasha ah isku qaba aan caddayno,in diinteena islaamka aysan jirin wax ay ka tagtay,macnaha wax walba wuu ku dhan yahay,Allah wuxuu yiri: kitaabka (qur’aanka) wax aan ka tagnay ma jiro,macnaha wax walba waa laga helaya (suuradda Al-Ancaam, aayad [...]
Continue reading …Waxaa jira dunidaan dad cilmi yaqaan ah oo ku mashquulsan in ay daraasado kasaameyaan wax yaabaha la xiriira xubnaha bini’aadamka iyo sida ay u shaqeeyaan. Hadaba daraasad cusub oo laga sameeyay Kuuriyada koonfureed ayaa muujineysa in xiriir uu ka dhexeeyo dhirirka Farta koobaad ee gacmaha ee soomaalidu u taqaano murugsato iyo farta kale ee ku [...]
Continue reading …Waxaa uu Eebo nasiiyey dareeno kala duwan dabeecado kale duwan dhaqan kala duwan iyo Jismi kala duwan Ruux walba oo koonkani saaran waxa uu leeyahay Dabeecado ugooni ah iyo Dad walba oo isku tagana waxay leeyihiin Dhaqamo gooni gooni ah aano kasoo gudubnoHoruu dhaca mowduuca. Haweenka ayaa Eebe isku mid ka dhigin mid walbaa [...]
Continue reading …Ayadoo nuucyo kale duwan rabi u abuuro xubinta Raga usameeysanyihin ayaa dumarka kala jecelyihiin qaababka ukala baxaan Xubinta malabyarowga raga ayadoo hore nooga barateen in wax badan niga fahansiino arimaha galmada waxaana u diyaar ah Anigoo Heeb Cabdi Ah. Xubinta Raga aya inta badan usmaeeysanyihin ame rabi u abuuran shan nuuc ayadoo jiraan qaabab kale [...]
Continue reading …Ayadoo nuucyo kale duwan rabi u abuuro xubinta Dumarka usameeysanyihin ayaa Raga kala jecelyihiin qaababka ukala baxaan Xubinta Macaanka Badan Dumarka ayadoo hore nooga barateen in wax badan niga fahansiino arimaha galmada waxaana u diyaar ah Anigoo Heeb Cabdi Ah. Xubinta Dumarka aya inta badan usmaeeysanyihin ame rabi u abuuran shan nuuc ayadoo jiraan qaabab [...]
Continue reading …Sida la ogyahay kintirka waa xubin ka mid ah xubnaha taranka haweeneydu, wuxuu ku yaallaa farjiga naagta meesha ugu korraysa, naagaha ku nool dalalka kulul kintirkooda waa dheeraadaa sida badan kuwa ku nool dalalka qabow inta badan ma dheeraado, Haweeneydu marka la gudayo waxaa laga jaraaqayo ka mid ah kintirka waa gudniinka sunniga ay dhahaan, [...]
Continue reading …1- midda hore waa naag aad u kacsi badan naagta noocan ahi waxay isku aragtaa dhecaan badan siiba marka dhiigga haydka ay ka dhaqato bahlkeedana wuu bararayaa si daranna wuu u kululaanayaa, marka ay gabar aan la qabin ayay tahay waxay aragtaa riyo galmo wayna isku Biyaha Baxda gabadha noocan ah fakerkeeda 100%90 waa nin [...]
Continue reading …