/12/2011 7:42:07 PM Wadanka Maleysiya ee ka mid ah wadamada Muslimka ah ee horumarka xoogan sameeyey sanadihii la soo dhaafey, kuna yaal qaara Aasiya ayaa bilaabay nooc cusub oo dhiirigalin xaga guurka ah oo ragga fursad loo siinayo in hadii ay guursadaan haweenka garoobka ama carmalka ah ay helayaan abaalmarin qaali ah. Maamulka gobolka [...]
wixii macluumada kala xidhiidh Abdi Mahad: Tel: 254 723 996374 C/rizaaq Amiir Cali: Tel: 254 726 943876 Garissa Gardens Estate Garissa Bila, Garissa, North Eastern, Kenya For Sale Call us for Pricing Bedrooms: 4 http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=cpJvFI-hFlc#t=0s Bathrooms: 3 Waterfront: No
Continue reading …FADLAN WIXII SAWIRA AH EE AAD CEELKI BULAALE KA HESHAAN SIDA GEELI OO CABAAYA GELI OO SOCDA GEELI OO FULAAYA NOSO DIRAA SAWIRO.
Continue reading …Anigoo ku hadlaya magaca Hay’adda waxbarashada Qorrahay(QEF), kan maamulka iyo Kaygaba waxaan uga mahadcelinaynaa Shirkadda Guryosamo Trading & Industry iyo Mulkiilaheeda Abdiraxman X.Maxamed X.Warfa Taageerada joogtada ah ee ay la garab taagantahay hay’adda. Taas oo ay ugu dambeysay gaadhsiinta qalabkii sheybaadhyada Sayniska ee Dugsiga sare ee Qabridaharre kaas oo Cargo-ga Diyaaradda [...]
Continue reading …November 14, 2011 – Bulaalenews Shir degd eg ah oo ay masuuliyiinta jaaliyadda Qoraxay ee waddanka UK 13kii bishan isugu yimaaddeen ayay kaga hadleen arimo maalmahan kusoo laablaabanay saxaafadda Afka Soomaaliga ku hadasha qaarkeed gaar ahaan kuwa kasoo jeeda ismaamulka Somaliland. Maamulka Jaaliyadda Qoraxay oo shirkoodu ku saleysnaa iney jawaab ka bixiyaan weeraro [...]
Continue reading …London, November 13, 2011 [Bulaalenews] – Wariye ka tirsan shabakada bulaale.com, oo goob joog ka ahaa shir habeenkii xalay loogu qabtay London, madaxweynaha maamulka Somaliland, ayaa noo soo diray war ku saabsan kulanka. Shir si weyn loo soo agaasimay ayaa habeenkii xalay ahaa Jaaliyada maamulka Somaliland ku qabtay London. Arimaha ugu muhiimsanaa ee shirka [...]
Continue reading …Bulaalenews London Nov11 2011 Weerar ayna ka warhayn dawlada federalka Ethiopia iyo dawlada degaanka Somalida Ethiopia oo Af iyo Adinba ah, kana socda gude iyo dibad, ayay wadaan maamulka ismagacaabay ee Somaliland, kaas oo ah dhul balaadhsi indho la,aan ah. Ethiopia iyo Somaliya waa laba dal oo daris ah. Waxayna wadaagana xuduud dheer, waxaana [...]
Continue reading …Safiirka Maraykanku u magacabay Somalia oo la kulmay Jaaliyada Columbus Ohio November 10, 2011 (Bulaalnenews)Magaalada Columbus Ohio ee dalka Maraykanka waxaa booqasho labo cishaa ku yimid Safiirka dowlada Maraykanku dhawaan u magacawday Somalia Mr. James Swan oo kulamo dhowr ah la qaatay qaybaha kala duwan ee jaaliyada Soomaalida Ohio. James Swan waxaa Somalia loo magacaabay August [...]
Continue reading …Somaliland oo Gacan Siinaysa Al Shabaab Hargeysa, November 6, 2011 [Bulaalenews] – Warar xog ah oo aan ka helay masuuliyiin ka tirsan maamul gabaleedka Somaliland oo codsaday in aan magacood la sheegin ayaa bogga bulaalenws u sheegay in Berbera ay noqotay meel ay Eritrea taageero mariso ururka Al shabaab xili ay dawlada Kenya dagaal kula [...]
Continue reading …Maamulka Bulaalenews iyo Shaqaalihiisuba waxay Hambalyo iyo bogaadin ku aadan maalinta ciidda ah u dirayaan walaalahood Soomaalida ah ee ku nool dunida dacaladeeda. waxay salaan Khaas ah u dirayaan walaalahooda Dowlada degaanka Somalida Waxaan Ilaahay idiinkaga baryaynaa inuu Ciiddan teeda kale idinku gaarsiiyo Barwaaqo iyo Caafimaad. Ilaahayna waxaan ka baryaynaa inuu badbaadiyo maatada Soomaalida ah [...]
Continue reading …