Home » Archives by category » WORLD
Continue reading …

B U L A A L E   N  E  W  S Addis Ababa, 17-May-2012 – Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole), ayaa sheegay in muranka ka taagan dastuurka cusub ee Soomaaliya loo baahanyahay in xal degdeg ah loo helo. Faroole oo maalmahan shaki weyn ka muujiyey ficillada xukumadda Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee ku [...]

Continue reading …
Continue reading …

Dalhi-(bulaale) Dowlada Wadanka Hindiya ayaa Madaxwaynaha Puntland kala hadlay sidi loga hortagi lahaa Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ee ka qowlaysta Xeebaha Caalamka. Wafdigan uu Hogaaminayay Madaxwaynaha Puntland ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dalka Hindiya kaasi oo ay kawada xaajoodeen arimo u badan la dagaalanka Burcadbadeeda. Dowlada Hindiya ayaa sheegtay inay aad u danaynayso [...]

Continue reading …

Arbaco, May 16, 2012 — Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga ayaa ka dalbaday beesha calaamka in la bixiyo tageero dhaqaale oo suuro-gelin kara dhameystirka nidaamka qariidadda nabadda ee looga baxayo xilliga KMG ah ka hor bisha Ogoosto. Danjire Mahiga ayaa hoosta ka xariiqay inay jiraan caqabado ka [...]

Continue reading …

    Muqdisho(bulaalenews) Taliska Ciidamaada Nabad ilaalinta ee Amisom ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray Askari Aqoonsigiisa soo bandhigen dhawaan Ururka Alshabaab. Taliyaha Ciidamada Amisom ayaa sheegay in Askariga aqoonsigiisa Shabaabku soo bandhigeen uu ka tirsanaa Ciidamadooda , Balse uu geerioyaday mudo hada laga joogo Todobo Bilood. Warsaxaafadeedka AMisom ayaa lagu sheegay in Maj. Emannuel Bizimini uu [...]

Continue reading …

Ceelwaaq(Bulaalenews) Xildhibaan Barre Aadan shire Barre Hiiraale oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa gaaray Degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gado. Barre Aadan Shire Barre Hiraale ayaa waxa uu ka soo ruqaansaday Magaalada Dolow ee xadka Soomaaliya iyo itoobiya oo in mudaa uu ku suganaa. Safarka barre hiiraale ayaa waxaa ku wehliya Ciidamado farabadan oo uu [...]

Continue reading …

Isniin, May 14, 2012 (bulaale) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Maerykanka uga qaybgalaya shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. Shirkan oo ka dhaci doona xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa looga hadli doonaa xaaladda dalka Soomaaliya iyo waxyaabihii u qabsoomayd dowladda KMG ah, waxaana Soomaaliya matalaya madaxweyne [...]

Continue reading …

Sida aad wada ogsoon tihiin waxaa beryahan dambe aad ugu dhoofay  ama tegay Ethiopia Mowjad aan horay loo arag ama dad tirada dhan oo kas soo jeeda degaanka Ogadeeniya ama Somali Galbeed ama DDSi ninba sida uu u yaqaano mowjadan qurba joogta ah ee tagay Ethiopia ayaa waxa ay aad u soo jiteen indhaha Ethiopia iyaga [...]

Continue reading …
Page 1 of 60123Next ›Last »